Reer Wardheer iyo Daud Diiriye Gaal
Ilaa
iyo intii uu Daud soo galay siyaasada madoow ee ku
amar kutaaglaysa dadka reer Ogadeenya waxaa laga
dareemayay dadka reer wardheer walaac iyo walbahaar
ay ka qabeen waxa uu daud kusoo kordhindoono
taariikhada madow ee inta badan soo jirtay
U.S
Lawmakers Laud the Efforts of Ogaden Group

Magcaabida Xuseen cabdi Xalane oo aad looga soo
dhaweeyay gobalada juboyinka
US taxpayer dollars are finding their way to the
pockets of the Taliban, according to a new
75-page congressional report about the
military's use of Afghan security firms
29-06-10
OTTAWA — Three years ago last
week, Bashir Makhtal was arrested at a Kenyan
border post, one of thousands fleeing fighting
in Somalia. Three weeks later, the Canadian
businessman was shackled and forced onto a night
flight to Ethiopia, along with dozens of other
foreign nationals. Once in Addis Ababa, he was
placed in solitary confinement in a military
prison (Read
More )
Sida uu noo xaqiijiyey qof jooga magaalada wardheer
oon Telephone kula hadalay waxaa dagaal ka dhacay
meesha layiraahdo Shanta maylka oo u dhaxeysa
wardheer & Galaadi meeshaas ooy daganaan jireen
shirkadihi baadhi jiray shiidaalka sanadihii
lixdameeyadi ilaa horaanti todobaatanaadki.
01-01-2010(
Read more )
Laba maalmood ka dib ayuu miyirsaday oo wax kala
gartay. Markiiba waxay ishiisu ku dhacday waxyaalo
aanu weligii il saarin. Sariiro dhar cad lagu dedey,
dhalooyin sariiraha qaarkood kasoo kor deldellaa iyo
dad (
Read more )
Shirkii qarama midoobay eek u
saabsaanaa xuquuqda insaanka kana dhacay Geneva
bishan Dec 2009 Ergigii u hadlay dawlada
maraaykanka wuxuu xukuumada Ethiopia ku eedeeyay in
talada iyo jagooyinka muhuumka ah ee dalak oo dhan
ay hayaan hal qoowmiyad, arintani waxaa (read
more )

The plight of Ethiopian and Somali refugees in Yemen

Ururka katlaiya magaalada Kismaayo ee gobalka
jubada hoose ayaa maanta ku soo ragay dadka
dagan magaaladaas dhowr amar oo ay ka midtahay
inaan gadhka laxiirin (read
More )

COPENHAGEN, - DEC 17: Protestors from Denmark's Ogaden Community demonstrate outside the UN climate change conference on December 17, 2009 in Copenhagen, Denmark. The group were demonstrating against Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi ( Read More )
Somalia 'pirates' Dec 18 A group
of suspected Somali pirates held on a Dutch
warship will be freed because no country wants
to prosecute them (
Read more )