
Magcaabida Xuseen cabdi Xalane oo aad looga soo dhaweeyay gobalada juboyinka
Aqoonyahanda iyio wax garadka gasoo jeeda gobalada jubooyinka ayaa waxay muujiyeen inay xusen cabdi xalane yahayna aqoonyahay leh wayo aragnimada ay u baahantahay in lagu matalo dad iyo gobolo intaas le eg, waxay sheegeen inuu xusen leeyahay aqoon dheeraad ah oo xaga soomalida iyo taariikhdeeda ah, iayagoo oo muujinaya inuu u soo jiidi karo horuman iyo mudnimo dadka dagal jubooyinku ay ka faaidaysankaraa.
Waxay ku tilmaameen khibradiisa caalamiga iyo awaanimadiisu inay yihiin kuwa u sahlidoona la dhaqanka iyo wax kadhaadhicinta bulshaba iyo mdawladaba.
Wardheer Online.